Qof kastaa waxa uu leeyahay hadaf iyo riyo taas oo uu doonayo in uu ka midha dhaliyo uuna ka xaqiijiyo guul la taaban karo.
Halkan hoose waxaa ku qoran 70 xikmadood oo kugu dhiiri galinaya inaad gaadho guusha, aadna noloshaada u badasho mid ka fiican sidii hore.1. Marka aad hesho riyo, qabso, hana u ogolaan inay tagto.
- Carol Burnett
2. Wax aan suurto gal u hayn majiraan dadka isku dayga sameeya.
- Alexander the Great
3. Warka aan fiicnayni waa in uu waqtigu duulayo, warka fiicananina waa in aad adigu tahay duuliyaha.
- Michael Altshuler
4. Maan guul darraysan, kaliya waxaan helay 1,000 hab oo aan shaqaynayn.
- Tomas A. Edison
5. Maalmaha adagi waa kuwo kaa dhigaya mid awood badan.
- Aly Raisman
6. Haddii ay maskaxdaydu ka fakarayso, qalbigayguna uu aaminsan yahay, waan xaqiijin karaa.
- Muhammad Ali
7. Si uu iftiinku unoqdo mid dharaar ah, waxaa qasab ah in uu madaw jiro.
- Sir Francis Bacon
8. In badan oo dadka ka mid ahi way ka cabsadaan inay dhahaan waxa ay rabaan, taasina waa sababta aanay uhelin waxa ay rabaan.
- Madonna
9. Ha joojin marka aad daasho. Jooji marka aad dhammayso.
- Unknown
10. Dadka ha u sheegin riyooyinkaaga. Tusi riyooyinkaaga.
- Unknown
11. Sirta mustaqbalkaagu waxa ay ku qarsoon tahay caadooyinkaaga maalinlaha ah.
- Mike Murdock
12. Waxa imanaya ayaa ka wacan wixii hore u tagay.
- Unknown
13. Maanta samee wax aad naftaada uga mahad celin doonto mustaqbalka.
- Unknown
14. Farqiga kaliya ee u dhexeeya qofka aad tahay iyo qofka aad doonayso inaad noqoto waa waxa aad qabanayso.
- Unknown
15. Sirta guushu waa inaad bilowdo.
- Mark Twain 16. Way adagtahay in laga guulaysto qof aan is dhiibaynin. - Babe Ruth
17. Marka albaabada farxadda mid kamid ahi uu inaga xidhmo mid kale ayaa inoo furma, laakiin waxaynu sii eegnaa albaabkii inaga xidhmay tasoo keenaysa in aynaan arkin midka inoo furmay.
- Helen Keller
18. Farxaddu ma ahan wax iska samaysma, waxay ka timaadaa ficiladaada.
- Dalai Lama XIV
19. Aamusnaan ku shaqee, guushaadu na noqoto hadalkaaga.
- Frank Ocean
20. Dad badan ayaa fursadda gafa, sababtoo ah way labisan tahay waxayna u eegtahay shaqo.
- Thomas A. Edison
21. Ha odhan wax waqtiya ma hayo, dhab ahaantii waxaad haysataa tirada saacadaha ay haysteen dadka guusha gaadhay.
- H. Jackson Brown Jr.
22. Si adag ugu shaqayso waxa aad doonayso, sababtoo ah kuu iman maayaan adigoon u dagaalamin, waa inaad noqotaa mid awood badan oo geesi ah, waxaadna ogaataa in aad qaban karto wax kasta oo aad maskaxda ku hayso, haddii uu qof hoos kuu dhigo ama uu ku dhaleeceeyo, naftaada aaminsanow una rog hadalkiisa dhinaca wanaagsan.
- Leah LaBelle
23. Badhtamaha dhibaato kasta fursad ayaa laga helaa.
- Albert Einstein
24. Riyooyinku ma shaqaynayaan illaa aad samyso.
- John C. Maxwell
25. Dhaawacyadaada u badal xikmad.
- Oprah Winfrey
26. Guushu waa inaad jeceshahay naftaada, inaad jeceshahay waxa aad qabanayso iyo inaad jeceshahay sida aad u qabanayso.
- Maya Angelou
27. Waa inaad qabataa waxa aad u malaynayso in aanad qaban karin.
- Eleanor Roosevelt
28. Haddii aad rabto inaad duusho waa inaad iska reebtaa culays kasta oo hoos ku jiidaya.
- Buddha
29. Waligay maan guul darraysan, waa laba midkood inaan guulaysto iyo inaad wax barto.
- Nelson Mandela
30. Maanta waa fursaddii aad ku dhisi lahayd berrida aad doonayso.
- Ken Poirot
31. Halkan kumaan soo gaadhin inaan rajeeyo, balse waxaan kusoo gaadhay shaqaysi aan ushaqaystay.
- Estée Lauder
32. Ku faraxsanow waxa aad haysato adigoo u shaqaysanaya waxa aad rabto.
- Helen Keller
33. Qofna ha u sheegin qorshayaashaada, taa badalkeeda tusi natiijadaada.
- Unknown
34. Samee inta karaankaaga ah, ma jiro qof samayn kara intaas wax ka badan.
- John Wooden
35. Haddii aad ku riyoon karto, waad samayn kartaa.
- Walt Disney
36. Ha u ogolaan waxyaabaha aanad qaban karin inay kaa hor istaagaan waxyaabaha aad qaban karto.
- Unknown
37. waad samayn kartaa wax kasta oo aad maskaxdaada ku qabsato.
- Benjamin Franklin
38. Dhammaan waxa aynu qaban karnaa waa inta karaankeen ah.
- David Axelrod
39. Ma ogaan kartid waxa aad qaban kartid illaa aad isku day samayso.
- William Cobbett
40. Haddii aanad waxba ka qaban karin, iska fasax, ha unoqon maxbuus waxyaabaha aanad waxba ka badalin karin.
- Tony Gaskins
41. Weydiintu ma ahan yaa ii ogolaanaya, ee waa yaa iga hor istaagi kara.
- Ayn Rand
42. Mugdigu kaama kaxayn karo mugdi, iftiinka ayaa sidaa samayn kara, nacaybkuna kaama kaxayn karo nacayb, jacaylka ayaa sidaa samayn kara.
- Martin Luther King Jr
43. Ma jiro qof is badal sameeyay isaga oo matalaya ama isu ekaysiinaya qof kale.
- The Greatest Showman
44. Waxaa kusoo mari doona waqtiyo xun, laakiin waxay kugu baraarujin doonaan waxyaabo wanaagsan oo aanad usoo jeedin markii hore.
- Good Will Hunting
45. Kaliya waxaynu dareemaynaa muhiimadda uu codkeenu leeyahay marka aynu aamusan nahay.
- Malala Yousafzai
46. Shakigu waa dilaa. Waa inaad ogaataa qofka aad tahay iyo waxa aad u taagan tahay.
- Jennifer Lopez
47. Habka ugu fiican ee aad ku saadaalin karto mustaqbalkaagu waa inaad dhisato.
- Abraham Lincoln
48. Hantiilanimadu ma ahan inaad haysato lacag badan, ee waa inaad haysato fikrado badan.
- Chris Rock
49. Haddii uu kuu shaqayn waayo qorshaha "A", haka walwalin waxaad haysataa 25 xaraf oo kale oo aad ku dhaqaaqin karto.
- Unknown
50. Marka aad ogtahay qiimahaaga, ma jiro qof kaa dhigi kara inaad dareento qiimo la'aan.
- Unknown
51. Haddii aanad wali wax cunin adiga oo ooyaya, ma garanaysid sida dhadhanka noloshu uu yahay.
- Johann Wolfgang von Goethe
52. Marka aad ogaato waxa ay weydiintu tahay ayaad ogaanaysaa waxa ay jawaabtu tahay.
- Douglas Adams
53. Labada maalmood ee ugu muhiimsan noloshaadu waa maalinkaad dhalatay iyo maalinkaad heshay sababta.
- Mark Twain
54. Ma jiro shay inaga tagaa illaa uu inaga baro wax aynu ubaahnayn in aan ogaanno.
- Pema Chodron
55. Waxa aynu arki karnaa waxa dadka kale ku gudo jira, kaliya marka aynu aragno waxa inagu guda jira.
- Bruce Lee
56. Haddii aanad ka helin wadada aad ku socoto, bilow inaad qaado wado kale.
- Dolly Parton
57. Waan u mahad celinayaa dadka i saxay, sababtoo ah iyaga la'aantood waxaan kusoo celcelin lahaa qaladkayga muddo aad u dheer.
- Mufti Menk
58. Haddii aad maanta waxyar ka fiican tahay sidii aad shalay ahayd, intaasaa kugu filan.
- David A. Bednar
59. Wax barashadu waa hubka ugu xoogan kaas oo aad u adeegsan karto inaad ku badasho adduunka.
- Nelson Mandela
60. Haddii aanad qalad samayn karin, waxba ma samayn kartid.
- Marva Collin
61. Haddii aynu sugno inta aan diyaar ka noqonayno, waxa aynu sugi doonnaa inta nolosheenna ka dhiman.
- Lemony Snicket
62. Kuwa aan badalin karin maskaxdoodu, wax kalena ma badali karaan.
- George Bernard Shaw
63. Qof kastaa waxa uu ku fakaraa inuu badalo adduunka, laakiinse majiro qof ku fakara inuu badalo naftiisa.
- Leo Tolstoy
64. Isbadalku waa xeerka nolosha, kuwa eega kaliya tagtada iyo taagantu waxay seegaan timaadada.
- John F. Kennedy
65. Riyadu waa midhaha is badalka, majiro wax baxaya midho la'aan, mana jiro wax is badalaya riyo la'aan.
- Debby Boone
66. Sariirta haku nagaan illaa aad lacag ka samaynayo maahane.
- George Burns
67. Lacagtu kaliya waa qalab. Way ku gayn kartaa meel kasta oo aad doonto, laakiin kuuma badalayso darawal.
- Jen Sincero
68. Ninka ugu qanisan waa ka ay farxad galiyaan waxyaabaha ugu raqiisan.
- Henry David Thoreau
69. Ha murugoon marka ay dadku ku diidaan, waxyaabaha fiican dadku way iska diidaan marka aanay iibsan karin.
- Unknown
70. Guushu waxay leedahay laba xeer, ka koowaad waa in aanad soo bandhigin wax kasta oo aad taqaanno.
- Roger H. Lincoln